WararKa Maanta

Buracd-badeed

Malaayiin Dolar oo lagu xoojinayo dagaalka lagula jiro Burcad-Badeeda Somalia

Warsaxafadeed ka soo baxay xarunta Midowga Yurub ee ku taala Magaalada Brussels ayaa lagu shaaciyay in lacag ka badan €37 million oogu tala galay in ...

DFS oo ka hadashay joojinta Duulimaadyada QM ee Somaliland

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay war ay uga hadlayso mowqifkeeda ku aaddan go’aankii ay Somaliland toddobaadkii hore ku joojisay duulimaadyadii diyaaradaha Qaramada Midoobay ay ku ...

Kulan looga hadlayay ammaanka oo maanta ka dhacay degmada Yaaqshiid (Sawirro)

Kulan looga hadlayay ammaanka ayaa maanta ka dhacay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, iyadoo kulankan ujeedkiisa ahaa sidii dhalinyarada uga qeyb qaadan sidii loo adkeyn ...

Wafdi ka socda Urur goboleeka IGAD oo ku wajahan Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, waxaa maanta ku wajahan xubno ka socda Urur goboleedka IGAD kuwaasoo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada ...

Xukun Jaceylka Sheekh Axmed Madoobe iyo ku xumeynta Col. Hiiraale maxaa ka dhalan kara?

Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa soo food saartay Siyaasad xumo iyo jahwareer uusan fileenin ka dib markii Siyaasadii ama Kubadii ...

Taagerayaal

Banaanbax lagu Taageerayo xukumada oo ka dhacay Muqdisho

Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira haween iyo caruur ayaa maanta isugu soo baxay ka soo horjeedka fagaaraha xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho. Dadweynaha ...

Xildhibaano ka laabtay mooshinkii ay ka geeyeen xukumada

Qaar ka mida xildhibaanadii mooshinka ka geeyay xukumada federaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa  xusay inay u tanaasuleen danta dalka, ...

Howlgal balaaran oo ka soconaya Muqdisho

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa saaka waxa ay  Howlgal balaaran  ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Warta Nabada ee Gobolka banaadir. Howlgalkan ayaa la sheegay in ...

Xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh: “La iskuma khilaafsana Federaalka”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa xili lagu eedeeynayo dowladiisa inaysan dooneyn hirgelinta federaalka waxa uu sheegay inaan leysku khilaafsaneynarimaha federaalka. “La iskuma khilaafsana Federaalka oo ...

Xildhibaano eedeyay madaxda ugu sareysa dalka

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo shalay laga horistaagay shir ay ku yeelan lahaayeen Hoteel ku yaala magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, waxaana xildhibaanadaasi ...

Suna

Golaha sare Ahlusuna oo sheegay in xaqa uu isku diray Al-shabaab

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa ku tilmaamay khilaafka u dhaxeeya ururka Al-Shabaab mid soo dedejinaya bur burkooda, iyagoo ugu baaqay shacabka Soomaaliyed inay u ...

Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay khilaafka ka dhax jira Al-shabaab

Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa naqdiyay awaamiirta Hogaamiyaha Shabaab, isagoo ku tilmaamay nin keli talis ah oo maroorsaday awooda ...

News in English

Ciidamada Kenya Kismayo

Kenyan Military deployed to Mandera over clashes

Sunday, May 12, 2013 The government has deployed the military to Mandera county following inter-clan fighting that has so far claimed the lives of four ...

Sports News

Sir-Alex-Ferguson-

Sir Alex Ferguson oo maanta Macsalaameyn doona Old Trafford

Ku dhawaad 27 sanadood, taageerayaasha Old Trafford waxa ay daawadeen iyadoo Sir Alex Ferguson uu soo bandhigayo caradiisa, canaanayo garsoorayaasha, daawanaya saacadiisa, qoob ka ciyaarkiisa ...

Faallo

M.Raage

Duni kala duwan: Nabad sigan oo aan laheyn Nabad sugid…

Mar aan hadaate kusoo rawaxayay tareen usoo socday xaafadda aan deganahay ayaa waxaan aqris ku bilaabay cadad ka mid ah wargaysyadii maanta soo baxay kaasoo ...

Dastuur

Dastuurka

Magacyada Xubnaha cusub ee ka mid noqonaya Baarlamaanka Somalia oo maanta la soo gudbinayo

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in la soo gudbin doono  xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya kuwaasoo mudooyinkii u adanbeeyay uu muran ...