April 23, 2013 · 0 Comments
Mar aan hadaate kusoo rawaxayay tareen usoo socday xaafadda aan deganahay ayaa waxaan aqris ku bilaabay cadad ka mid ah wargaysyadii maanta soo baxay kaasoo ...
20-sano kaddib waxay u muuqataa inay horay u dhaqaaqi la’dahay riyada iyo rajadii Somaliland ee ku aadaneyd haddii ay Soomaaliya inteeda kale ka go’do inay ...
Waddan aan Waddaniyiin laheyn waa Guri aan gabbaad laheyn: waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono sida ay waddaniyiintu ugu yar yihiin dadka ku hadla ...
Si aad u qiirooto bal qubadihii ugu dambeeyey ee madaxda dowladdu jeediyeen akhriso oo dhuux kuna noqnoqso waa intaasuu qalbigadu dego ama aad damqataaye ,damiirkaaduna ...
Haddii degdegsiiyo door dhali laheyd ….kaadsiiyana kiish lacaga bey dhali laheyd,murtidan waxaan uga golleeyahay in Madaxweynuhu si deggan oo miyir qab ah uu u maareynaayo ...
Layaab ma lahan inta aad joogto Soomaaliya gudaheeda inay dhegahaagu ku soo dhacaan warar aan waxba ka jirin iyo khudbado aan nuxur badan lahayn, waxaana ...
Dunidaan casriga ah ee aan ku dul noolnahay xiligaan waxa ay dhankii laga eegaba u dheereyneysaa sida shey cirka laga soo tuuray oo kale.waxaana la ...
Inkastoo wakhti aad u fara badan la naawilayay ama la rajeynayay sidii mar uun looga bixi lahaa xilligii KMG-nimada oo ahaa wakhti aad u dhib ...
Dalxiiska oo ah il dhaqaale aad u fara badan laga heli karo ayaa dunida badankeed waxa ay siisaa tixgelin aan la qiyaasi karin, maxaa yeelay ...
Bilahii Ugu danbeeyay waxaa Dalka Soomaaliya Ka dhacay is badal Xoogan Oo Dhinaca Ammaanka Iyo Siyaasadda ah kuwaasi Oo Mar kaliya So jiitay Indhaha Bulshada ...
Next Page »